Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk
    Puntland

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 3, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump,wuxuu si adag ugu dhaliilay Rw UK Sadex qodob oo kala ah….

    1.Hawlgalka Iran in uusan qayb ka noqon.
    2.Siyaasadiisa socdaalka.
    3.Siyaasadiisa Tamarta.

    Trump iyo Xisbigiisa talada haya,waxay aad udhaliilsan yihiin hogaamiyayaasha Yurub,iyagoo u arka kuwo diciif ah oo aan la jaanqaadi karin xaalka aduunka ee Maanta.

    Uk,si gaar ah ma jiri karto USA la’aanteed,waxaana haysta loolamo waa weyn oo ay garab uga rabto.

    Si guud Yurub,waxay wajahaysaa loolamo uga imaanaya soo galootiga oo kusii badanaya iyo tarantooda oo gaabis ah.

    Tirada Dadka aduunka ee xiligan,waxay ka yihiin reer Yurub 4% ,waxaana la sadaalinayaa 50 sano kadib 2% in ay ka noqdaan.

    Sidoo kale GDP aduunka,waxay hada ka yihiin reer Yurub 15%,waxaana la saadaalinayaa in ay ka noqdaan 50- sano kadib 10%.

    Yurub,waxay hada ubaahan tahay in ay talaabo qaado si ay uga hortagto khatarahaas kusoo wajahan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    September 2, 2026

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    September 2, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    September 2, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.