Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dhuusa-mareeb: Taliska Booliska oo War kasoo saaray Isbaarooyinka+VIDEO
    Puntland

    Dhuusa-mareeb: Taliska Booliska oo War kasoo saaray Isbaarooyinka+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa beeniyey Warar lagu faafiyey Baraha Bulshada oo sheegaya in isbaarooyin la soo dhigay deegaannada duleedka ka ah Magaaladaas.

    Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu sheegay in Ciidamada Booliska ay sameeyeen howlgallo kala duwan,isla markaana ay sugeen Amniga Jidka isku xira Magaalada Dhuusamareeb iyo Deegaanka Godinlabe,sidoo kalena aysan jirin wax isbaaro ah oo yaalla.

    “Taliska Booliiska Magaalada Dhuusamareeb  waxaa uu u Cadaynaya Bulshada in aysan Jirin wax Jidgooyo ama Isbaaro ah oo yaala Jidkaasi , Waxaana Howl Joogto ah ka Haya Ciidamada Booliska oo Fariisimo ku leh Wadada, sidoo kalana Roondo Joogto ah ka Sameeya Inta u dhexeysa Godinlabe iyo Mareergur ayaa lagu yiri” Warka taliska.

    Taliyaha Cidiamada Booliska  Magaalada Dhuusamareeb ahna Taliyaha xasilinta Caasimadda Gaashanle C/laahi Xassan Macalin ayaa sheegay in ay jiraan dad faafinaya warar been abuur ah oo ka dhan ah dhinaca Amniga iyo howlgallada ay Ciidamada wadaan.

    Ciidamada Booliska ee ka howlgalla Magaalada Dhuusamareeb ayaa dhowaan howlgallo ka dhan ah isbaarooyinka ka  bilaabeen wadada xiriirisa Magaalada Dhuusamareeb iyo deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.