Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhuusamareeb oo ugu danbayntii lagu kala hadaafay
    Somalia

    Dhuusamareeb oo ugu danbayntii lagu kala hadaafay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 6, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa guuldareystey dadaalo la doonayey in xaley ay dhinacyadu isugu soo laabtaan miiska wadahadalada.

    Madaxweynaha ayaa la filayaa in saaka uu dib ugu soo laabto Muqdisho, inkastoo ay dhici karto in beesha caalamka ay culeys ku saaraan in aan Dhuusamareeb lagu kala tegin ilaa xal laga gaaro. Arrinka gobolka Gedo ayaana ahaa qodobka la isku mari waayey ee keeney inuu kulankaasi natiijo la’aan ku dhamaado.

    Wakiilada Beesha caalamka ayaa maalmihii dhawaa culeys ku saaraayey in masuuliyiinta ku shirsan Dhuusamareeb ay xal gaaraan si loo qabto doorasho loo dhan yahay.

    Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa warbaahinta u sheegey goordhow in arrinta gobolka Gedo la isku mari waayey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.