Nidaamka difaaca cirka ee Imaaraadka Carabta,ayaa 13-ka Maarso oo maanta ah,wuxuu ka hor tagay 7-Gantaal oo Ballistic ah iyo 27 Drons ah oo ay soo riday Iran.
Tan iyo markii uu bilowday duulaanka Iran, difaaca cirka ee Imaaraatka Carabta waxa ay ka hor tageen 285 Gantaal oo Ballistik ah,15 Gantaal oo nooca Cruise-ka ah iyo 1,567 Drons.
Weeraradan,ayaa sababay dhimashada 6-Qof oo u kala dhashay…..
Imaaraadka.
Pakistan.
Nepali.
Bangladeshi.
Waxaa kaloo ku dhaawacmay 141 Qof oo iskugu jira dhaawacyo fudud iyo kuwo heer dhexe ah,waxayna ukala dhasheen Wadamada kala ah….
Imaaraadka,.
Masar.
Sudan.
Itoobiya.
Filibiin.
Pakistaan.
Iran.
HIndiya,
Bangaladhesh.
Sirilaanka.
Asarbajaan.
Yemen.
Uganda.
Eritreya.
Lumnaan.
Afgaanstaan.
Baxrayn.
Komoros.
Turkiye.
Iraq,.
Nepal.
Nigeriya.
Palastine.
Cumaan.
Indonesiya .
Gaana.
Wasaarada Difaaca Imaaraadka Carabta,ayaa markale xaqiijisay in ay heegan buuxa utahay ka hortagida weerarada Wadaada Iran.
