Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dilalka dhallinyarada Soomaalida Toronto oo kordhay
    Somalia

    Dilalka dhallinyarada Soomaalida Toronto oo kordhay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Soomaalida ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa dadaallo ay sameeyeen sanadkii hore wuxuu sababay in hoos u dhac weyn uu ku yimaado dilalka dhallinyarada, balse tan iyo billowgii sanadkan 2019-ka waxaa la sheegayaa in tirada dilalka iyo dhaawaca ay kordhayaan.

    Waxaa ugu dambeeyay wiil dhallinyaro ah oo maalin ka hor lagu dhaawacay xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee Weston and Lawrence ee magaalada Toronto.

    Xogta booliska magaalada Toronto uu daabacay ayaa sheegaya in tan iyo billowgii sanadkan 2019-ka ay dhaceen156 is-rasaaseyn, taasoo sababtay dhimashada 30 qof iyo dhaawaca 172 qof.

    Walow aysan jirin xog rasmi ah, haddana Soomaalida waxey rumeysan yihiin in dhibaatada ugu badan ay iyaga soo gaartay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.