Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dood ka dhalatay Hab-dhaqan uu la tagay Shirkii SPF Wasiir Cawad!! (VIDEO)
    Puntland

    Dood ka dhalatay Hab-dhaqan uu la tagay Shirkii SPF Wasiir Cawad!! (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa dhaleeceyn badan kala kulmay hab-dhaqankii uu la tagay Shirkii Madasha iskaasha Soomaaliya iyo caalamka ee shalay kusoo gaba-gaboobay Muqdisho.

    Wasiir Cawad  ayaa kasoo muuqday Khudbad uu ka jeediyay shirka Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Cumar Finish, isagoo oo madasha ku dhex ruugaya Xanjo taas oo si weyn loogu hadal hayay baraha bulshada saacadihii lasoo dhaafay.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/3320798041271586/

    Dadka ayaa ku dhaliilay Wasiirka in uu yahay ruux aan aqoon baratakoolka shirar caalamiga ah, gaar ahaan kuwo looga hadlayo arrimaha masiiriga uu ah Dalka, iyagoona xusay in hab-dhaqan wasiir arrimaha dibedda uu sawir dhab ah ka bixinayo Pratakool Masuuliyiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo inay yihiin dadan aqoon u laheyn nidaamka caalamiga ah.

    Hoos ka akhriso Fal-celinta ay dadku ka bixiyeen Hab-dhaqanka Wasiir Cawad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.