Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Doorashadii Gudoomiyaha IGAD Oo Kenya lagu karbaashay
    Somalia

    Doorashadii Gudoomiyaha IGAD Oo Kenya lagu karbaashay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 29, 2019Updated:November 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jab weyn,ayaa Kaga dhacay kenya doorashadii hogaaminta IGAD kadib khiyaanadii Abiye.

    Kadib markay itoobiya hubsatay in loo ansixiyay xoghayaha IGAD,ayay soo abaabushay Sudan.

    Itoobiya waxay olalaheeda ay Sudan kusoo kicisay say hogaanka udhaafiso Kenya garab uga heshay Somaliya iyo Jabuti.

    Ra’isalwasaaraha Sudan,ayaa sidaa ku noqday hogaamiyaha IGAD,waxaana si buuxda codkooda usiiyay dalalka Itoobiya,Somaliya iyo Jabuti .

    Halka Kenya ay ka heshay codka dalalka South Sudan iyo Uganda.

    Isfahankii hore ee Kenya iyo Itoobiya,ayaa ku salaysnaa in Gudoomiyaha IGAD ay qabato Kenya,halka Xoghayahana loo qorsheeyay Itoobiya,balse waxaa muuqata in ay Itoobiya uga baxday balankii Kenya oo ku kaarta baxday.

    Kenya jabka kasoo gaaray codbixintii hogaaminta IGAD waxay ku noqotay lama filaan iyo dharbaaxo siyaasadeed.

    Sidoo kale Kenya waxaa soo wajahay walwal ku aadan Kursiga Golaha amaanka oo hada uu socdo olalihiisii.

    Arrimaha Geeska Africa waxaa xiligan ku tartamaya Kenya iyo Itoobiya oo markii hore si hoose heshiis ugu ahaa.

    Itoobiya weli waxay saamayn xoog badan ku leedahay Urur Goboleedka IGAD.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.