Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran
    Puntland

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    60% Saliida uu isticaamlo Shiinuhu,waxay ka timaadaa Iran.

    Sidoo kale 3i% awooda Korontada uu ka dhaliyo,waxay ka tmaadaa Iran.

    Wuxuu kaloo kula jiraa heshiis maalgashi,kaasoo 25-Sano soconaya oo ku kacaya $ 400-Bilyan.

    Hadii hawlgalka Maraykanka ee Iran guulaysto Galbeedka Aasiya,wuxuu 100% Gacanta ugalayaa Maraykanka.

    Wadankaas uleh muhiimada intaas le’eg ee Tamarta dhaqaalihiisu ku shaqeeyo ay ka timaado ma difaacin Shiinuhu,waxa kaliya ee uu ku garab istaagay,waa siyaasada iyo xogaha,balse markay timid dagaal,waa uga haray.

    Shiinuhu,wuxuu ku dadaalaa in uusan dagaal gelin oo daganaanshaha caalamku jiro,isla markaana marinada ganacsigu furnaadaan,balse wuxuu noqon doonaa guuldaraysataha ugu weyn ee dagaalka Iran.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.