Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Maraykanka oo digniin adag kasoo saartay colaada Laascaanood markale
    Somalia

    Dowlada Maraykanka oo digniin adag kasoo saartay colaada Laascaanood markale

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Maraykanka oo mar kale caawa ka hadashay xasuuqa Laascaanood ee SNM,isticmaashayna erayo kale oo adag,isla markaana jeedisay digniintii ugu danbaysay.

    Sidoo kale Dowlada Maraykanku,waxay uga digtay Maamulka Muuse Biixi in uu joojiyo daahinta doorashada Somaliland.

    Cunaqabatayntii in la hirgelinayo,ayaa la xasuusiyay kuwa ku hawlan hurinta colaada iyo fashilinta Dimuqraadiyada Somaliya.

     

    Halkan ka akhriso Warka kasoo baxay Maraykanka:-

    The United States government spoke again tonight about the SNM massacre in Lasaanood, using other strong words, and gave the last warning.

    The United States Government has also warned the Muse Bihi Administration to stop delaying the Somaliland elections. pic.twitter.com/sMEH5QAdJw

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) April 1, 2023

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.