Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dowladda Federaalka oo lagu wareejiyay Xog ku saabsan Macdanta Soomaaliya (Daawo)
    Puntland

    Dowladda Federaalka oo lagu wareejiyay Xog ku saabsan Macdanta Soomaaliya (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu Wareejiyay Xog ku saabsan macdanta ku jirta dalka Soomaaliya, taas oo la ururinayay illaa iyo horaantii qarnigii aynu ka soo gudubnay.

    Shirkada SKA ayaa ku wareejisay dowlada Soomaaliya Xogtan, iyadoo shirkadana ay xogta ka heshay qubaro British ah oo baarayay sanooyin badan.

    Macdanta ku jirta dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah dahabka iyadoo goobaha laga heli karo macaadiintana lagu muujiyay xogta lagu wado in lagu wareejiyo dowlada federalka.

    Wasiirka Macdanta iyo Batroolka C/rashiid Maxamed Axmed, oo ka hadlay Xogtan lagu wareejiyay ayaa sheegay inay aad u soo dhaweynayaan Xogtan, isla markaasna ay diyaar u yihiin inay siiyaan Ogalaansho Shirkadaha doonaya inay maalgashadaan.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/343602766267304/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.