Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dowladda Hoose ee Deg. Boosaaso oo shaacisay Canshuuraha u soo xarooda+VIDEO
    Puntland

    Dowladda Hoose ee Deg. Boosaaso oo shaacisay Canshuuraha u soo xarooda+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqa Degmada Boosaaso ee Gobalka Bari Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa ka hadlay dhaqaalaha kasoo xarooda Degmada Boosaaso iyo howlaha ay ku qabato, waxaana uu duqu sheegay inay wajahayaan xaalad dhaqaale oo aad u weyn.

    Guddoomiye C/salaam ayaa sheegay in canshuuraha u soo xarooda Degmada Boosaaso maalintii ay tahay $1200 oo kun o dollar,  marka laga soot ago canshuuraha Kantaroolka iyo Kastamka Gobalka oo aan aheyn mid joogto ah.

    Sidoo kale, Waxaa uu sheegay inay ku qabtaan dhaqaalahaas howlo aad u balaaran oo ay ugu horeyso nadaafadda Magaalada Boosaaso, isagoona ugu baaqay Shacabka Magaalada Boosaaso inay si hagar la,aan ah ay u bixiyaan canshuuraha ku waajibay, ayna kula xisaabtamaan Dowladaha Hoose.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/449592478996851/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.