Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Jarmalka oo $73 milyan ugu deeqday Soomaaliya
    Somalia

    Dowladda Jarmalka oo $73 milyan ugu deeqday Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in gargaar dhaqaale oo gaarayso $73 milyan oo doolar ay ugu deeqayso Soomaaliya taas oo sara u sii qaadayso xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeyo dalalka Jarmalka iyo Soomaaliya.

    Safiirka Jarmalka Annett Gunther ayaa lacagtani ku dhawaaqay xilli uu ka qayb galayay xaflad lagu maamuusayay midowgii labada Jarmal oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, taas oo uu ka qayb galay Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Kheyre.

    “Tani waa wadada uu Jarmalku ku taageerayo Soomaaliya, Jarmalka sara ayuu usii qaadi doonaa taageeradiisa horumarineed iyadoona lacagtani ay Soomaaliya wax badan ka caawin doonto labada sano ee soo aadan” ayuu hadalkiisa sii raaciyay safiirka.

    Dowladda Soomaaliya ayaa dhankeeda soo dhaweesay lacagtan ay ugu deeqday dowladda Jarmalka, iyadoona sheegtay in ay ka taageeri doonto dhinacyo badan.

    Dowladda Jarmalka ayaa kamid ah dowladaha katirsan Midowga Yurub ee Soomaaliya ka taageero dhanka amniga iyo horumarka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.