Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dowladda Puntland oo baaq u dirtay Odayaasha dhaqanka (Daawo)
    Puntland

    Dowladda Puntland oo baaq u dirtay Odayaasha dhaqanka (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BUURTINLE (IDIL NEWS)-Dowladda Puntland ayaa ugu baaqday Odayaasha dhaqanka inay saxiixaan Sharci cadeynaya inaan laga dabatagi Karin Qof kasta oo lagu helo in uu ku lug lee yahay Falalka kufsiga, si loo soo afjaro kufsiga joogtada ah ee ka dhaca Degaanada Puntland.

    Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuqaraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed C/rixmaan Dhabancad, oo ka hadlay kulan dhex-maray Mas’uuliyiin Dowladda katirsan iyo Odayaasha dhaqanka, ayaa sheegay in aysan aqbali Karin in ay sii socdaan tacadiyada ka dhanka ah Haweenka ee isigu jira kufsiga iyo Dilka.

    Sidoo kale, Wasiir Dhabancad ayaa tilmaamay in aysan Dowladda Puntland aysan ogalaan doonin in si hoose iyo xeer jajab lagu dhameeyo falalka kufsiga ah iyo tacadiyada kale ee loo geysto haweenka.

    Wasiirka ayaa sheegay in in cidii loo soo qabto fal kufsi ah ee ka dhaca Degaanada Puntland Maxkamad la horgeyn doono, Isagoona ka dalbaday Odayaasha Dhaqanka inay saxiixaan inaysan kasoodaba ordi doonin dad loo heysto fal kufsi ah ilaa Maxkamad laga soo taagayo.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.