Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Ruushka oo u yeertay danjiraha Iran u fadhiya Moscow
    Somalia

    Dowladda Ruushka oo u yeertay danjiraha Iran u fadhiya Moscow

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaarada arrimaha dibadda Ruushka ayaa u yeertay danjiraha Iran u fadhiya Moscow ka dib markii saxafi u dhalatay Ruushka lagu xiray Tehran.

    Wasaaradadda ayaa sheegtay in ay Iran ay ka doonayaan inay sharaxaad ka bixiyaan sababta loo xiray Yulia Yuzik.

    Warbaahinta ayaa ku warameysa in maxkamad la soo taagi doono sabtida wariye Yulia Yuzik .

    Waxaa lagu wadaa in lagu soo oogo dacwado ay ka mid yihiin in ay u basaas u ahayd Israa’iil.

    Yulia ayaa isla marki ay garoonka ka soo dagtay ba khamiistii waxaa lagala wareegay baasaboorkii ay wdatay.

    Waxaa sidoo kale ay wararku sheegayaan in markii dambe ay ciidamada ka soo xireen hotelkii ay daganeyd.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.