Garowe – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Somalia Maxamed Mursal Shiikh ee dhawaan uu magacaabay Raโiisul Wasaareย Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in qorshayaasha Wasaaradda Difaaca Dalka ay tahay dhismaha iyo qalabaynta ย Xoogga Dalka.
Wasiir Maxamed ayaa sheegay in ay ka goโan tahay Wwsaaradda Gaashaandhiga in guuda ahaanba dalka laga saaro Al-Shabaab.
Mursal ayaa soo hadal qaaday qorshaha iskudhafka ciidamada Qaranka ee ay bilowday Dowladda Federaalka Somalia in uusan dalka caqabad ku noqon doonin.
https://youtu.be/sEUIe_cqWo8