Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Somalia oo ka hadashay dagaalka Shabaab iyo isku dhafka ciidamada (Daawo)
    Somalia

    Dowladda Somalia oo ka hadashay dagaalka Shabaab iyo isku dhafka ciidamada (Daawo)

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 2, 2017Updated:December 2, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Somalia Maxamed Mursal Shiikh ee dhawaan uu magacaabay Ra’iisul Wasaare  Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in qorshayaasha Wasaaradda Difaaca Dalka ay tahay dhismaha iyo qalabaynta  Xoogga Dalka.

    Wasiir Maxamed ayaa sheegay in ay ka go’an tahay Wwsaaradda Gaashaandhiga in guuda ahaanba dalka laga saaro Al-Shabaab.

    Mursal ayaa soo hadal qaaday qorshaha iskudhafka ciidamada Qaranka ee ay bilowday Dowladda Federaalka Somalia in uusan dalka caqabad ku noqon doonin.

    https://youtu.be/sEUIe_cqWo8

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.