Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dr. C/weli Gaas oo ka hadlay xaalada Soomaaliya iyo damaciisa ku aadan+VIDEO
    Puntland

    Dr. C/weli Gaas oo ka hadlay xaalada Soomaaliya iyo damaciisa ku aadan+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxwaynahii Hore ee Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xalay ku saxiixay Magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota, Buugg uu dhawaan qoray ee “A challenging tansition in Somalia”, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya iyo damaciisa ku aadan ku noqoshada Hoggaanka Soomaaliya.

    Ugu horeyn, Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sharaxaad ka bixiyay Buuggiisa oo uu sheegay inuu si qoto dheer uga hadlay Is-bedeladii Soomaaliya, ka saaristii Dowladdii KMG aheyd, Qoristii Dastuurka KMG ah, dagaalkii Al-Shabaab looga saaray Muqdisho iyo doorarkii uu ka cayaaray Hoggaanka Dowladda Soomaaliya iyo Puntland.

    https://www.facebook.com/SOMTVMN/videos/580364132705344/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.