Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Duqa Garoowe oo dacwad ka gudbiyay Xildhibaano
    Somalia

    Duqa Garoowe oo dacwad ka gudbiyay Xildhibaano

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqa Degmada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland Axmed Siciid Muuse ayaa Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntland u gudbiyey dacwad ka dhan ah Sadex xildhibaan oo ka tirsan Golaha degaanka degmada Garowe kuwaas duqa caasimadu ku eedeyey in ay u kula kaceen Afduub, Hajabaad iyo Isku day gacan qaad falkaas oo uu sheegay in uu ka dhacday xafiiskiisa gudihiisa 25/09/2019.

    Duqa ay masuuliyiinta qoraalkiisu ku socdo ka codsaday in arintaasi wax laga qabto isla markaana la mariyo wixii sharcigu ka qabo .

    Qoraalka oo toos loogu socod siiyey xeer ilaaliyaha guud waxaa la ogaysiiyey Wasaaradaha Arimaha gudaha , Amniga ,Taliska booliska iyo Gudoomiyaha gobolka Nugaal.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.