Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin Duqaymaha lala beegsaday argagixisada
    Puntland

    Faahfaahin Duqaymaha lala beegsaday argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sxb-da Caalamka ee Puntland,ayaa fuliyay Sadex duqaymo Galabta ilaa Caawa.

    Xakookil oo udhow Dhasaan ah iyo Godka Kunle oo udhow Darin Madoobe ah,ayay ka kala dhaceen Duqaymaha.

    Bartilmaameedka Duqaymahan,ayaa ahaa hogaamiyayaasha ugu sareeya argagixisada Daacish.

    Maalmaha soo socda,ayaa la helayaa xaqiijinta rasmiga ah ee khasaaraha la gaarsiiyay argagixisada.

    Sxb-da Caalamka ee PL,waxay muujinayaan garab istaag weyn oo ay usamaynayaan Ciidamada ku jira hawlgalka sifaynta argagixisada Hillaac.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.