Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin kulanka maanta dib ufurmay Ee Baarlamaanka Puntland
    Somalia

    Faahfaahin kulanka maanta dib ufurmay Ee Baarlamaanka Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Buuqii dhacay ee fursada unoqday Mucaaradka Hubaysan,waxaa sababay Gudoomiyaha oo fududaystay arimaha qaarkood,balse haatan Shaqadu Gacantiisay si buuxda ugu jirtaa.

    Loolamada ka dhex jira Baarlamaanka ee saamaynta yeeshay,waxaa ka mid ah,Qodobka Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa,kaasoo reer Sanaag ay qabaan in lakala Madax baneeyo,halka reer Sool ay qabaan in mid laga wada dhigo.

    Sanaag,waxay u ordaysaa qaadashada M.xigeenka,waxayna ku doodaysaa Sool hawada baxdo,halka Sool ay weli taagan tahay kama aanan bixin PL lamana qaadan karo booskayaga.

    Baarlamaanka Puntland kama soo baxayo,wax la yiraahdo Lifaaq lagu Aado 66 ay Odoyaashu soo xulaan ee waxuu soo saarayaa Xeerar Doorasho Qof iyo Cod ah lagu galo ugu danbayn 30-ka November.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.