Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Qaraxa ka dhacay Galkacyo,waa dhanka Koonfurta ee Galmudug. Gaari ay leeyihiin Ciidanka Danab,ayaa lala eegtay Qarax ah kuwa la hago. Gaarigaas khasaaraha gaaray,waa Muraayada hore oo qaraxday oo uu ku dhaawacmay Hal Qof. Jibril Qoobey.