Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran
    Puntland

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shuruudaha 15-ka qodob ka koobanbee Wadaadada loo gudbiyay,waxaa ka mid ah…..

    1. In aysan yeelan karto Niyukleer.
    2. Awoodooda Gantaalada oo la xadido.
    3. Nabada Bariga dhexe oo ay shuruud la’aan aqbalaan.
    4. Walxaha laga sameeyo Niyukleerka oo ay soo wareejiyaan.
    5. Kobcinta Yuraaniyamka oo ay joojiyaan.

    6.Yuraaniyamka ay hada gacanta kuhayaan oo ay ku wareejiyaan Maraykanka.

    Hadafka dagaalka loogu qaaday Wadaada,wuxuu ahaa Laba qodob…

    1. In meesha laga saaro Wadaadada.
      2.Hadii ay suuroobi waydo in la daciifiyo awoodooda oo dib loo celiyo ugu yaraan 30- sano oo kale.

    Sida muuqata qodobka Labaad,ayaa laga gaaray guul weyn oo Wadaadada dhabarka,ayaa laga jabiyay dhan walba,haday noqon lahayd,hogaamin,dhaqaale,aqoon iyo qalab.

    Hadii sidan lagu gaaro heshiis,waxay utahay guul isbahaysiga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.