Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Axmed Madoobe daacad maka yahay dagaalka argagixisada?
    Somalia

    Faallo:-Axmed Madoobe daacad maka yahay dagaalka argagixisada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 10, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shabaab,ayaa weerarta Ciidamada Jubaland iyo kuwa Kenya ee iyagu masoo weeraraan,waa wax cad taas.

    Labadii weerar ee ugu danbeeyay oo Alshabaab ay ku qaadaan fariisimaha Ciidamada JL waxay ku burburiyeen Saldhigyadii,Gaadiidkii Dagaal,Saadkii iyo tiro badan oo Ciidanka ah.

    Janaay Cabdalla iyo Baar Sanguuni,ayaa tusaale loosoo qaadan karaa,waxii ka dhacay,marka laga soo tago Dhoolatuska Tuutaha Axmed.

    Doodu waxay hada taagan tahay Laba Qodob oo kala ah…

    1.Ciidanka JL iyo kuwa Kenya waa looga adag yahay dagaalka ka fool ka foolka ah.

    2.Ciidanku ma jilicsana ee Axmed,ayaan daacad ka ahayn dagaalka,xoraynta Dhulka JL iyo baahinta maamulka,waxaana jira tuhun weyn oo laga qabo in uu jiro xiriir ka dhaxeeya isaga iyo Shabaab.

    Axmed Madoobe,waxa uu qaracan hada ka yahay Ciidamada Itoobiyaanka ee soo galaya Gedo iyo Jubooyinka oo qaybta ka ah dagaalka Wajiga Labaad.

    Si weyn,waxuu ubaadigoobayaa tagida Adis iyo la kulanka Wardoonka iyo Milleteriga Itoobiya umase suuroobin ilaa iyo hada.

    Itoobiyaanku waxa uu ugu qoran yahay Axmed Dil.

    Dhanka Villa Somaliya waxay u aragtaa Axmed in uusan dagaalka rabin lugna jiidayo,waxaana udiyaarsan qorshe ka dhan ah.

    Xamse iyo isaguna xataa xiriir maleh,sida xoguhu sheegayaan.

    Wal-walka haysta,waa Sanadka danbe wakhtigii mudo kororsiga oo idlaaday iyo Bu’aalle oo Itoobiyaanku joogaan laguna qabto doorasho Madaxweyne oo uusan Dadka uga macno badnayn.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.