Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Bosaso Magaalo aan helin waxay mudnayd
    default
    Somalia

    Faallo:-Bosaso Magaalo aan helin waxay mudnayd

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa magaalo balaaran oo Bulsho fara badan ku nooshahay oo ah Hooyo Dadka barbaarisa oo baahi tirta Bosaso.

    Waa Magaalo uusan Qofna ku qaloonayn oo aysan ka jirin cunsuriyad iyo kala lahaansho gaar ah.

    Waa Magaalo aad ka heli karto Xaafado badan oo Dadka wada degan aysan xataa Lahjada iskaga ekayn.

    Waa magaalo ay ku yaalaan Garoon Diyaaradeed oo casri ah iyo Deked.

    Nasiibdarro Magaaladaas leh awoodaas maleh Maamul waxtar ah oo wax ka qabta baahiyaheeda.

    1.Bilicda Magaaladu dhulkay taalaa.

    2.Wadooyinku waa wax burbursan ama dayacan.

    3.Maleh qorshe magaalo.

    Amaanka Magaaladu dhulka,ayuu yaalaa mana jiraan Ciidan macno leh oo utaagan sugida amnigeeda.

    Waxaa xusid mudan in Magaalada iyo hareeraheeda ay ku leeyihiin fariisimo Ciidamada ugu badan Puntland sida..

    1.PMPF
    2.PSF
    3.Daraawiishta.
    4.Booliska.

    Bosaso waxay ubaahan tahay wax ka badal hogaankeeda maamul iyo amni.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.