Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Bosaso oo horumar samaysa,waa PL oo horumar samaysay.
    Puntland

    Faallo:-Bosaso oo horumar samaysa,waa PL oo horumar samaysay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 3, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuqaalka maanta ka muuqda Bosaso,waa mid lagu farxo,waxaana iska leh mahadcelintiisa Mw Deni oo doorashadiisii ka hor ay Bosaso ahayd magaalo sii lumaysa.

    Maxaa laga qabtay Bosaso…..

    1.Amnigeeda gudaha oo la xaqiijiyay.
    2.Amnigeeda dibada oo la xaqiijiyay.
    3.Kaabayaasheeda dhaqaalaha oo la hormariyay sida…….

    B.Dekeda.
    T.Garoonka.
    J.Wadooyinka.

    3.Fududayntii horumarka iyo soo jiidayashadii maalgashiga oo la hormariyay,sida……

    B. Diyaarad toos ah.
    T.Adeeg Taxi oo aad isticmaasho.
    J.Hotel fiican.
    X.Wadooyin dhisan.

    4.Nolol iyo maalgashi ka samaynta Magaalada oo la fududeeyay adeegyada aan looga maarmin sida….

    B.Koronto qiimaheedu macquul yahay oo la heli karo 24-kii saac.

    T.Biyo nadiif ah.

    J.Goobo dalxiis,Xarumo Kofee iyo Cunto oo maqaamkoodu fiican yahay.

    1. Dhulka la maalgashanayo oo aan qiimihiisu ahayn waxaan macquul ahayn iyo Maciishada oo jaban.

    6.Magaalo aan lagaa xigin oo lakala sheegan aysana ka jirin cunsuriyad oo lagu aamini karo maalgashi balaaran.

    Bosaso marka uu Qofku joogo kama walwalayo Gaajo,shaqo la’aan lagamana dareemin dhaqaala yarida ka jirta guud ahaan Gobollada kale ee Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.