Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Colaada Sokeeye Ee saamaysay Xasiloonidii iyo Dhaqaalihii SL
    Somalia

    Faallo:-Colaada Sokeeye Ee saamaysay Xasiloonidii iyo Dhaqaalihii SL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 30, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    SL ilaa iyo hada Xisaabtu,waa ka khaldan tahay.

    Cirro,waxaa ka muuqda Jileec,inkastoo uusan fursad uhelin talada fariisinteeda.

    SL xaaladaha ka jira,waxa ugu daran,waa Shacabka oo wacyigoodu hoos udhacay.

    Shacabka SL ee caadiga fahamkoodu,waa sarayn jiray lkn haatan,waxaa muuqata hoos udhac weyn iyo caadifad Nacayb ah oo ay xakamayn la’a yihiin.

    Waxaa la yaab noqotay in ay dagaal ka galaan xuduuda Itoobiya oo dhan walba oo laga eegaba u ah Nolol.

    Kilinkii colaad,ayaa uga furantay.
    Barigii colaad,ayaa uga furantay.
    Jabuti Nolol iskugumana xirna.

    Hadii Colaada ay uraacdo Abaar,waa bas.

    SL,waa in ay mid samaysaa?

    Colaada Beesha Daarood,waa in ay iska damisaa oo ubadashaa Siyaasad,Nolol iyo wax wada qabsi.

    Saxaafada SL,waa in ay Luuqadeeda badashaa.

    Dadka saamaynta ku leh Baraha Bulshada,waa in Maamulku xakameeyaa oo la xiriiraa.

    Sinaba SL uma baahna mana qaadi karto colaad Daarood,sababtoo ah Dhulka iyo Dadka ay wax la leeyihiin,waa Daarood oo Noloshu iskaga xiran tahay.

    SL-ta ay rabaan in ay dhisaan,waxaa kala bar leh Beesha Daarood.

    Itoobiyada ay rabaan in ay xiriir Diblomaasi iyo mid Dhaqaale la yeeshaan Dadkeeda 30% waa Beesha Daarood.

    Kabanka Qabyaalada SL in ay garaacdo dan uguma jirto oo iyadaa wax ku waayaysa,waxaa umacna badan loolanka Siyaasadeed iyo wax Siyaasadayso.

    PL hadaan nahay habayaraatee Colaada iyo Abaaraha SL wax dan ah nooguma jirto,taa badalkeeda saamayn weyn ayay nagu yeelanaysaa oo wal wal abuuraysa.

    Fahanku,waa muhiim.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.