Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Doorashada DG ma mudan yihiin in ay caqabad ku noqdaan wada hadalada GMS iyo DFS?
    Puntland

    Faallo:-Doorashada DG ma mudan yihiin in ay caqabad ku noqdaan wada hadalada GMS iyo DFS?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 22, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorashada DG Sadexda ah in laga hadlo,waa khasab,markii la qiimaynayo Sadex arimood oo kala ah……

    1.Ilaalinta Dastuurada Labada heer ee Dowladnimada Somaliyed.

    2.Jihaynta mustaqbalka Wadanka.

    3.Damiirka,masuuliyada iyo udamqashada Bulshada Somaliyed ee ku dhaqan Dowlad Goboleedyadaas.

    Waxaa xusid mudan in Madaxda DG Sadexda ah ay lasoo xiriiraan GMS,iyagoo ka codsanaya in Xasan laga furfuro,sababtoo ah,iyagu awood ay kula loolamaan oo uga hoos baxaan,isla markaana ku fuliyaan waajibaadka Dastuuradoodu siinayaan mahayaan Maanta.

    Markii dhan laga eego,waxaa la oran karaa,iyaga,ayaa halkaas isdhigay oo oo isku kalifay in ay ka mid noqdaan shacabka caadiga ah ee loo talinayo.

    Waa rajaynaynaa in Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ee Hirshabelle,Galmudug iyo KG ay helaan Madax qaangaar ah oo ka saarta dhibanaha ay uyihiin Villa Somaliya mar walba.

    Wadankan,waa Fadaraal ku dhisan Laba heer Dowladeed oo isdheelitira,waxaana awoodaha ugu badan leh heerka Dowladnimo ee DG-ka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.