Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Hal Sano kadib Laascaanood oo aan xal Mustaqbal lahayn?
    Puntland

    Faallo:-Hal Sano kadib Laascaanood oo aan xal Mustaqbal lahayn?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 25, 2024Updated:August 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    PlL $13-Milyan oo iskugu jira Saad,Qalab Ciidan iyo Mushahaar,ayay ku bixisay Xoraynta Sool Dowlad ahaan.

    Dagaal Diblomaasiyadeed oo aad udag ayay ku gashay,kaasoo PL usameeyay Cadow badan oo heer caalami ah.

    24-Cisho oo Shacabku Dhagaxtuur waday,ayaa la amray in Ciidanka PL gudaha ugalaan Magaalada.

    Dagaalkii xaqiijiyay Guusha ee Goojacade,waxaa la galiyay Ciidamada ugu muhiimsan PL,iyadoo xogta dagaalka xataa laga qariyay Saraakiishii intoodii badbayd.

    Laascaanood,waxaa Gacanta SL geliyay Xaabsade iyo Cali Sandulle oo kasoo kala jeeda Bah-Ararsame iyo Jaamac Siyaad oo Beesha Dhulbahante ah.

    Hal Sano kadib lama hayo aragti unoqon karta Gobolkaas mustaqbal.

    Dagaalkii,waa dhamaaday xalku,waa fahan Siyaasadeed oo jiho leh.

    Sool Bari,Qaybo Buuhoodle ka mid ah iyo Degsiimo Sanaag ah,waxay ubaahan yihiin aragti ka fog mida Baraha Bulshada,Sheekada Qalaska,hunguri xumida iyo xog ogaal yarida kuwa Siyaasada ku matala.

    Dagaalkaas,waxa uu ahaa mid nasiibdaro ah oo aan loo baahnayn,ayuu ahaa lagana baaqsan karay sababihii dhaliyay.

    Kor iyo hoos,waxaa eediisa leh Muuse Biixi iyo go’aamadiisii aan ku fadhiyin ka fiirsiga.

    Saakay in loo dabaaldego,waxay ilhaamo ku tahay Dadka reer Sool,waxayna Sharaf iyo burhaan utahay Somaliland oo umuuqanaysa Quwad Gumayste ah oo 2024 Beel udabaaldegayso in ay ka xorowday.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.