Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?
    Puntland

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Faroole qadiyada Great Puntland gorgortan ma geliyo marnaba.

    Aragtida siyaasadeed ee SL in wax lala qabsado,isagaa horay uqabay,waxaana ku diidanaa dad badan,gadaalse kasoo raacay.

    Hadalka uu Kismaayo ka jeediyay ma’ahan mid khaldan,sababtoo ah,wuxuu yiri…..

    “Halkii aan ka sugaynay Somali midowda oo isqaadata,waxaa nooga yimid Somali PL la diriraysa oo kala qaybinaysa sida wixii ka dhacay LC,taasi markay dhacday PL,waa sii fogaatay oo SL ayay ku dhawaatay aragti ahaan”.

    Macnaha hadalkiisu,waa in reer PL maanta ay dhextaal dood ah..( Ma noqonaa dal madaxbanaan mise mar baan holinaa qaran Somali mideeya raadintiis?.

    Dooda PL taala,waxaa dhaliyay fogaynta iyo nacaybka reer PL uga imaanaya Villa Somaliya iyo nidaam diidka siyaasiga Xamar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.