Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Halkee Madaxweyne Deni uwadaa Puntland?
    Somalia

    Faallo:-Halkee Madaxweyne Deni uwadaa Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afar Sano oo uu xukunka hayay Madaxweyne Deni,waa markii ugu horaysay ee uu ku Ciido Puntland,waa dhacdo cusub.

    Islaan Ciise tan iyo maalinkii la Boqray,waa markii ugu horaysay ee uusan ka qaybgalin ku Tukashada Salaada Ciida ee Garoonka Kubada Cagta Garowe,isagoo ku sugan Magaalada,waa dhacdo cusub.

    Hadii Islaan Bashiir uga baaqday xarig jarkii Dekeda Garacad Deni daraadii?

    Hadii Boqorkii ay Maryo Dhiigle kala furteen Deni?

    Hadii Siyaasiyiintii,Aqoon yahankii iyo haldoorkii Albaabada laga soo xirtay?

    Hadii la yasay Shacabkii oo xataa khudbadii Ciida kadib la jeedin jiray hoos loo dhigay?

    Hadii xogta Siyaasada iyo jihada loo socdo Dadka loo sheegi waayay oo Aamus looga baxay?

    Hadii Wasiiradii la micno tiray oo ay ka xog hooseeyaan Shacabka?

    Halkee uwadaa Deni Puntland???!!

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.