Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Imaaraadku,waa awood laysku halayn karo.!!
    Puntland

    Faallo:-Imaaraadku,waa awood laysku halayn karo.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 22, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Imaaraad,waa awood laysku halayn karo oo hadii tirada Dadka iyo Dhulka loogu awood sheegto,wuxuu leeyahay awooda jilicsan ee dhaqaalaha iyo fahan siyaasadeed fog.

    Sacuudigu,wuxuu abaabulay isbahaysi Turki iyo Pakistaan ah oo Imaaraadka ka dhan ah.

    Imaaraadku,wuxuu abaabulay isbahaysi Hindiya iyo Israa’iil ah oo Sacuudiga ka dhan ah.

    Hindiya,waxay la loolamaysaa Pakistan,Imaaraad,wuxuu la loolamayaa Sacuudiga,Israa’iil,waxay la loolamaysaa Turkiga.

    1.Hindiya,waxay haysaa tiradii Dadka.
    2.Israa’iil,waxay haysaa aqoontii.
    3.Imaaraadku,wuxuu hayaa Lacagtii.

    Hindiya iyo Pakistaan,waxaa xilligan horeeya Hindiya.

    Israa’iil iyo Turki,waxaa xilligan horeeya Israa’iil.

    Imaaraad iyo Sacuudi,waxaa fahan siyaasadeedka ku horeeya Imaaraadka.

    Labada Isbahaysi,waxay ka siman yihiin ku xirnaanta Maraykanka.

    Imaaraadku,wuxuu isbahaysigan cusub ku helayaa Hubka casriga ah ee Israa’iil oo aysan xataa siin Poland oo ka dalbatay si ay Ruushka iskaga difaacdo,wuxuuna Imaaraadku heshiis la galay Shirkad Israa’iiliya.

    Sidoo kale Imaaraadku,wuxuu helayaa farsamada saraysa ee Hindiya,taasoo usaamaxaysa in uu sii wado loolankiisa Sacuudiga.

    PL,waxay qayb ka tahay usbahaysigaas, kamana khaldana Xisaabtu.

    Diin layskuma hayo ee waxaa lagu loolamayaa dhaqaale iyo hogaaminta caalamka heer Gobol.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.