Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha
    Puntland

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khudbad degan,miisaaman,waaqiciya,Wadanya oo Puntlandaraysan,ayuu jeediyay Mw Deni Maanta.

    Kuwii ku haystay,wuxuu usocdaa Xamar oo PL dan kama leh hada maxay oran doonaan?

    Waxaan ka shaqaynaynaa u adeegida bulshadeena iyo ka talinta mustaqbalkooda,ayay ahayd xigmada khudbada Mw Deni.

    Khudbadiisu,waxay meesha ka saartay xantii ahayd….( Deni PL dan kama leh oo Dastuurka lagu tubanayo makala jecla ee muhiimadiisu,waa in uu Kursiga Villa Somaliya helo).

    Waxay kaloo soo afjartay…(Deni Dastuurka Xasan,ayuu doorasho ku galayaa).

    In ay Muhiimadu tahay PL oo masiirkeeda la sugo oo wax walba laga hormariyo,ayuu cadeeyay Mw Deni.

    Xaqiiqiyan markii la qiimeeyo khudbada Mw Deni,waxaa kuusoo baxaysa Laba qodob……

    1. PL in ay ku jirto Gacan amaan ah oo Ninka hogaaminaya uu leeyahay miisaan ku filan.
    2. Reer PL xilligan in aysan Deni ulahayn siyaasi ubadali kara.

    Mudnaanta PL baa leh. (PL First)

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.