Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa
    Puntland

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha wakhtigu gabagabada ka yahay Xasan Shiikh,ayaa heediyay khudbad uu uga hadlay doorashadiisa berri Xamar ka dhacaysa.

    Dhawr qodob,ayaa la yaab lahaa oo laga dheehan karay hab hadalkiisa…..

    1.Somaliya,wuxuu uyaqaan Xamar?

    2.Doorasho Qof iyo Cod ah oo laysla ogol yahay oo lagu doortay ilaa heer Madaxweyne waxay ka dhacday dhawr jeer SL.

    2.Doorasho Qof iyo Cod ah oo lagu doortay golayaasha deegaanka,waxay ka dhacday PL.

    3.Afar Sano kadib Xasan,wuxuu kusoo idlaaday Xaafadiisa iyo jifidiisa in uu Santuuq dhex dhigto.

    4.Sida Xasan ugu nool yahay khiyaali oo la yaab leh.

    5.Sida uu ugu qanacsan yahay in uu Xamar ka qabanayo doorasho oo kuu muujinaysa hanyarida Ninka nasiibka uhelay hogaaminta Villa Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.