Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Kulankii Mw Deni Ee Bulshada PL Ee ku dhaqan Banaadir oo lala bogaadiyay
    Puntland

    Faallo:-Kulankii Mw Deni Ee Bulshada PL Ee ku dhaqan Banaadir oo lala bogaadiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 21, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulan loo baahnaa,ayuu ahaa kulankii caawa uu Mw iyo Wasiirada ay la qaateen Bulshada reer PL ee ku dhaqan Gobolka Banaadir…..

    Wasiirada,ayaa markii hore uga xog waramay xaalka PL,amni ahaan,dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaan.

    Kadib,waxaa qaatay Mw Deni oo faahfaahin dheeriya siiyay Dadkii reer PL ee madasha yimid.

    ” Somaliya Gacanteena kuma burburayso,waxaan ku dadaalaynaa in aan wax badbaadino,hadaan aragno in aysan xal lahayna,waa utashanaynaa Dalkeena”,Ayuu yiri. Mw Deni.

    Dareenka Dadka oo aad usareeyay,ayuu Madaxweyne Deni ku qaboojiyay in hada wixii ka danbeeya ay ka shaqayn doonaan in Dad uqalma oo matali kara ay usoo diri doonaan mataalada.

    120-Qof oo kala bar ay yihiin Dad aqoonyahan ah,ayaa kasoo qaybgalay kulanka Caawa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.