Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.
    Somalia

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Isku danaysigii siyaasadeed,waa soo dhamaaday,waxaana la gaaray xilligii kala guurka,waa in uu intaas fahmaa Laftagareen.

    Hadii uusan guurin,isagaa laga guurayaa oo Habar- shiishta siyaasadu ku dhimanaysaa.

    Baydhabo,waxaa kula diriray Xasan oo soo fuulay Aadan Madoobe,waase iska dhiciyay Laftagareen,wuxuuna muujiyay awood.

    Laftagareen,waxaa hortaal fursad weyn……

    1.Doorashada ha qabsado intaan Xasan ku kaarta bixin oo ku dhawaaqin in doorashada DG ee Madaxtooyooyinka la qabto.

    2.Golaha Mustaqbalka Somaliyed ha ugacan haatiyo oo haka baxo Xisbiga Xasan.

    Haduusan sidaas yeelin oo aqbalo sasaabada Xasan oo Xamar looga yeero lana soo siiyo xoogaa Lacag ah oo dajin ah,waa ku daayay Laftagareen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.