Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah
    Puntland

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Laftagareen,waxaa uharay in uu qabto doorasho xor iyo xalaal ah oo uwada furan dhamaan musharaxiinta.

    Dastuurkii Fadaraalka doorkii kaga aadanaa ilaalintiisa KG way qaadatay,sidoo kale Dastuurkeedii,way badbaadsatay markale,waxaase haray in hay’adaha Dowladeed ee KG sharciyad loo sameeyo.

    Laftagareen,waxaa hortaala fursad uu ku samayn karo taariikh oo khaladkii Xasan geliyay uu ku dhaqi karo.

    Fursada hortaala,waxay tahay in uu dib ufariisiyo sharciyada nidaam oo uu dhiso KG lawada leeyahay ayna ku hirtaan jiilalka danbe.

    Hadiise sidii uu shalay udanaystay oo uu uburburiyay sharciyadii nidaamka oo Dastuurkii KG uu Gacanta ugu geliyay Xasan uu Maantana isku caano shubo taariikhda meel xun,ayuu ka galayaa,wuxuuna uloogayaa KG cadowgeeda.

    KG nidaam leh,ayaa uga fiican Laftagareen KG isaga u ah wax uu ku shaqaysto.

    KG,waxay muhiim utahay Nidaamka fadaraalka iyo midnimada Qaran ee Somaliyed in ay burburtana looma baahna.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.