Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood
    Puntland

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hir-shabelle,KG iyo Galmudug,waa diideen codsigii Xasan ee ahaa in waxuun sadaqo ah ay uga reebaan Lacagaha Kabida ee ay qaateen Laascaanood.

    Xasan awood uma leh in uu DG Lacagtiis la baxo ama wax ka reebo oo waxaa diidaya Baanka Aduunka.

    Xisaab khaldan ayay isku darsatay Beesha degta Sool Bari,waxaase ku baryay waa,waase ubaahnayd in ay aragto xaqiiqda ah in aysan xataa dhaqaale ahaan isbixin karin.

    Sidoo kale beesha degta Sool Bari,waxay ogaatay in aysan jiri karin cid awooda in ay biisho oo Bil walba $ 2-Milyan la dul taagnaan karta.

    Xaafiiska qurbajoogta ee ka furan LC ma noqon karo Isha Maaliyadeed ee Laascaanood ku nooshahay?

    Qiimayntayda,waxaan is leeyahay Sool Bari,waxaa hayn kara SL oo uquuri karta $2 Milyan Bil walba marka la qiimeeyo hadafyada waa weyn ee SL ka duulayso.

    PL iyo Xamar ma hayn karaan LC,sababtoo ah $ 2-Milyan,waxay ugu bixiyaan LC uma jeedaan kaliya maalmo siyaasad la karkarinayo way ku khasiri karaan Boqolaal Kun oo dolar.

    Nolosha LC,waxay taalaa Hargaysa ee Xisaabta hayska saxdo LC.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.