Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Madaxweyne Xasan Da’mooyee wax kale uma kordhin
    Somalia

    Faallo:-Madaxweyne Xasan Da’mooyee wax kale uma kordhin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadalka dabacsan iyo dhoola cadaynta uu Dadka ku khaldo marka laga soo tago Xasan waxba masoo kordhin hadalkiisu.

    1.Waa Nin Laba Weji leh.
    2 Waa Nin Eex badan.
    3.Waa Nin Musuq badan.
    4.Waa Nin aan ku fiicnayn ballanta iyo Runta.

    Hadallada qurxoon ee kasoo baxaya Afkiisa iyo ficilka uu samaynayo si weyn ayay ukala duwan yihiin.

    Majiro Qof Aamini kara oo ku kalsoonaan kara hadalkiisa.

    Tusaale”

    LC oo Dhiigu daadanayo,ayuu uga dhigay Dhiig joojin Ergay Muuse lagu badbaadinayo.

    Haatana,waxuu ka shaqaynayaa oo BC kaga xigsaday inta aan Gooja-cade laga saarin in uu Jabuti Shir ugu qabto la yiraahdo SL iyo Somaliya.

    PL maxay isku khilaafeen?

    1.Qabyo tirkii Dastuurka waa diiday.
    2.Dayn cafintii waa fashiliyay.
    3.Siyaasadii Amniga waa socod siin waayay.
    4.Shidaalkii soo saaristiisii waa musuqay.
    5.Kalluumaysigii waa musuqay.

    Dhamaan Qodobadaas oo taagan,ayuu inkirayaa oo hadal uu ka muuqdo Laba Wajiilayn muujinayaa.

    Xasan Da’ mooyee wax kale uma kordhin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.