Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Mala aamini karaa Gogosha Xasan Shiikh?
    Puntland

    Faallo:-Mala aamini karaa Gogosha Xasan Shiikh?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 19, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan lama aamini karo,iyadoo laga tusaale qaadanayo niyad xumada ay muujinayaan arimihii ugu danbeeyay ee dhacay…..

    B. Qabashada Caleemasaarkii Sool Bari oo loola dan lahaa ku xumaynta SL & PL.

    T. Dhaqdhaqaaqyada Ciidan ee ku hoos qarsoonaa xafladii LC oo la rabay in khalkhal amni lagu galiyo PL .

    J. SL oo aflagaado tiro beel ah & furimo cusub oo dagaal ay DFS ku furtay si cadna Fiqi u sheegay in Awdal dhismaheeda la bilaabayo.

    Aqbaalada gogosha Xasan hadiiba laga fursan waayo,waa in ay shuruudo yeelataa oo lagu xiraa….

    B. Gogushu in aysan Villa Somaliya ku qabsoomin oo Xalane ka dhacdaa,isla markaana amnigeeda ay damaanadqaadaa BC.

    T.Ajandaha laga wada hadlayo,waa in arimaha masiiriga ah oo Dastuurku ugu horeeyo loogu hormariyaa.

    J. Gogoshu in ay noqoto mid ku kooban Sadex kulan oo Bil gudaheed ah si aan wakhti lumis loogu isticmaalin.

    X. In BC damaanadqaado fulinta waxa kasoo baxa.

    Arimaha ubaahan in laga taxadaro?

    B.Ila meeraysada iyo wakhti luminta Xasan,waxay mudan tahay taxadar.

    T.Kala jabintii uu ku sameeyay Golaha samatabixinta,waxay mudan tahay ka taxadarid.

    J.Sii kala qaybintii uu ku sameeyay garabkii kasoo baxay Golaha samatabixinta,waxay mudan tahay taxadar kale.

    Gunaanad?

    Waa mudan yihiin in loo hakado Sadex Qodob oo kala ah…..

    B.Xaalka Wadanku marayo oo badbaado mudan.

    T. Isagoo xilligii loo qabtay soo bixiyay jawaab celin.

    J.Isagoo aqbalay waaqaca oo gogosha ufidiyay Golaha Mustaqbalka iyo Garabkiisa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.