Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo: Maxaa ka dhalan kara Warka kasoo baxay DFS ee sii deyntii Ciise Tarabuun ?
    Somalia

    Faallo: Maxaa ka dhalan kara Warka kasoo baxay DFS ee sii deyntii Ciise Tarabuun ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Turaabi in uu yahay Qof udhashay Somaliya waa wax jira,balse in uu ahaa argagixiso waliba masuul sare oo hogaaminayay mid ka mid ah Maleeshiyada ugu khatarta badan kooxda Alshabaab,ayaa cad.

    Dowlada haysata aqoonsiga Qaramada midoobey ee fadhigeedu yahay Villa Somaliya saw kusoo noqon mahayo qoraalkan qirashada ah marka uu fuliyo Ciise Tarabuun Qaraxyo iyo dilal.

    Sidoo kale,waxaa iswaydiin mudan see loogu dhex siidaayay Bulshada shaqsi khatartiisu heerkaas gaarsiisan tahay oo waliba loogu ogolaaday in uu safro.

    Warka kasoo baxay Dowlada Villa Somaliya waxuu sii xoojinayaa tuhunkii horay ujiray ee sheegayay in laamaha amaanka ay saamayn xoog badan ku yeesheen kooxaha argagixisada ah.

    Si gaar ah waxaa loo tilmaamayaa in Fahad Yaasiin wada shaqayn durugsan uu la leeyahay kooxahaaas khatarta leh.

    Tuhunka ugu weyn ee hada jiraa,waa in Tarabuun loogu diray hawlgalo dalka Kenya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.