Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Muhiimada Cutub Ciidan oo Drons ku hawlgala
    Puntland

    Faallo:-Muhiimada Cutub Ciidan oo Drons ku hawlgala

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Uga faa’idaysiga Drons-ka dhanka dagaalka,waa umuhiim Puntland xilligan si la mid ah caalamka kale.

    Cutub ku hawlgala Drons-ka oo ka mid noqda Ciidamada Badda Puntland,waa lama huraan.

    Uma baahna dhaqaale badan ee waxaa lagu hirgelin karaa Cutubkaas ku hawlgala Tiknoolajiyada casriga ah Lacag yar…..

    1.Xarun gaar ah oo loo qalabeeyo.
    2.Tababar loo sameeyo Ciidankaas.
    3.Drons iskugu jira kuwa sahanka iyo kuwa weerarka oo loosoo iibsho.

    Maraykanka iyo Imaaraadka,waxaa laga heli karaa taageero aqooneed,qalab iyo maaliyadeed oo Cutubkan lagu kiciyo.

    Dagaalka argagixisada ay PL ku jirto iyo mustaqbalka khataraha imaan kara,si gaar ah ilaalinta Labada Buurood ee Calmiskaad iyo Calmadow,waa lama huraan in la helo Ciidan PL ah oo ku hawlgala Tiknoolajiyada casriga ah.

    Hirgelinta Cutubka Drons-ka ee Ciidamada PL,waxay yaraynaysaa khasaaraha nafeed,dhaqaale,wakhti,waxayna sababaysaa in argagixisada iyo danbiilayaasha kale loogu tago Godadka hoostooda si fudud.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.