Hawlgalka Calmiskaad si la yaab leh,ayaa loo maamulay oo muujisay qaangaarnimada Nidaamka Puntland.
Si gaar ah MW Deni,waxay ku ahayd tijaabo hogaamintiisa dhanka Ciidanka,waase ku baasay imtixaankaas.
Xasan Shiikh oo haysta aqoonsiga QM,waa ku filnaan waayay in uu isku dubarido hawlgalkii Gobollada Dhexe oo kaliya,waana ku ceeboobay ugu danbayn.
PL,waxay xagsatay doorkeedii curadnimo ee Somalida ay ku dhex lahayd dhan walba….
1.Maamul wanaag.
2.Dimuqraadiyad.
3.La dagaallan argagixiso.
4.Diblomaasiyad.
5.Xasilooni iyo tanaasul.
6.Horumarsamaynta.
WQi:-JQ.