Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Puntland oo difaacatay doorkeeda curadnimo ee Somaliya
    Puntland

    Faallo:-Puntland oo difaacatay doorkeeda curadnimo ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2025Updated:June 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgalka Calmiskaad si la yaab leh,ayaa loo maamulay oo muujisay qaangaarnimada Nidaamka Puntland.

    Si gaar ah MW Deni,waxay ku ahayd tijaabo hogaamintiisa dhanka Ciidanka,waase ku baasay imtixaankaas.

    Xasan Shiikh oo haysta aqoonsiga QM,waa ku filnaan waayay in uu isku dubarido hawlgalkii Gobollada Dhexe oo kaliya,waana ku ceeboobay ugu danbayn.

    PL,waxay xagsatay doorkeedii curadnimo ee Somalida ay ku dhex lahayd dhan walba….

    1.Maamul wanaag.
    2.Dimuqraadiyad.
    3.La dagaallan argagixiso.
    4.Diblomaasiyad.
    5.Xasilooni iyo tanaasul.
    6.Horumarsamaynta.

    WQi:-JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.