Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Safarka MW Xasan iyo Heshiiska Dowlada Somaliya iyo Dowlada Burundi
    Somalia

    Faallo:-Safarka MW Xasan iyo Heshiiska Dowlada Somaliya iyo Dowlada Burundi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haba yaraatee wax nuxur ah oo heshiiskan uu uleeyahay Somaliya majirto.

    Sidoo kale Safarka Burundi macno MW Jamhuuriyadu ugalo,waliba isagoo Gacantu u duuban tahay malahayn.

    Safarkaas kaliya,waxuu ku koobnaa ka raali gelinta Dowlada Burundi Eray horay uga dhacay Lataliyihiisa Amniga Qaranka oo ahaa.. (Ciidamadiinu waa fulayaal)

    Eraygaas,ayuu Lataliyaha Amniga Qaranku ka dhex yiri Shir Uganda ka dhacay.

    Raaligelintaas,waxaa ku filnaa Agaasimaha Guud mana uqalmin in MW usafro.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.