Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Sudan mawaxay qaaday Wadadii Siiriya iyo Dowladaha fashilmay?
    Somalia

    Faallo:-Sudan mawaxay qaaday Wadadii Siiriya iyo Dowladaha fashilmay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 17, 2023Updated:April 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Labada Askari ee ku hardamaya awooda hogaaminta Sudan,waxay ka suurowdaa in uu Dimuqraadiyada uhiiliyo Burhan.

    Balse,isaguna,waxuu gabaad ka dhigtay hadii uu xukunka wareejiyo oo doorasho qabto in doorashadaas ay kusoo baxayaan Islamiyiinta.

    Baqdingelintaas,waxay keentay in reer Galbeedka oo Maraykanku ugu horeeyo ay gadaal uga dagaan oo indhaha ka laabtaan hagardaamayntiisa Dimuqraadiyada Sudan.

    Hamedti,waa dagaal Ooge hore oo udilaacay hogaamiye kooxeed haysta Maleeshiyo fara badan oo ku qalabaysan Hub aan caadi ahayn.

    Si cad,ayuu udiidan yahay in uu nidaamka hoos yimaado kuna hoos shaqeeyo Dowladnimada,waxuuna ku awoodaystay khayraadkii Dalka oo uu Calooshood ushaqaystayaal Shisheeye ka xaraasho.

    Waxuu Gacanta ku dhigay Gododkii Dahabka ee Dalka,taasoo ka caawisay in uu si fudud Qani ku noqdo,isla markaana gaarsiisay in uu ahaado Ninka Labaad ee ugu awooda badan Dalkaas.

    Ruushka,Sacuudiga iyo Imaaraadka,ayaa la leh xiriir Mileteri iyo mid Ganacsi oo xoog badan.

    Sudan waa Bulsho diyaarsan,degan,Ilbax ah oo horumar ka sameeyay Aqoonta,iyagoo hadana mudo dheer ku hoos jiray Xukun digteetar.

    Waxaa lagu tilmaamaa Sudan in ay lahaayeen mid ka mid ah Wardoonka ugu khibrada badnaa Wadamada Carabta.

    Maqaamka Dhul iyo Dad ahaaneed ee ay ku leeyihiin Afrika iyo Carabta,ayaa ka dhigaya in burburkoodu saamayn weyn yeelan doono.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.