Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Waa in lays waydiiyaa mdanta Mustaqbal Ee Puntland?
    Puntland

    Faallo:-Waa in lays waydiiyaa mdanta Mustaqbal Ee Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland= 200-kun KM oo Isku wareeg ah.
    Puntland=1650-km oo Xeeb ah.
    Puntland =3-Meelood 1-Dhaqaalaha Geeska.
    Puntland =4-Milyan oo Qof.
    Puntland =Kaabayaal Dhaqaale oo dhisan.
    Puntland =Kayd Bulsho oo qiimo leh.
    Puntland =Ciidan awood leh.
    Puntland =Kayd Taariikho iyo hibooyin.

    5-tii Sano mar ayay Doorasho qabsoontaa oo awooda Nabad loola kala wareegaa,iyadoon laga dib mari karin Maalinka cayiman ee 8-Janaayo.

    Dhulkaas iyo Dadkaas burhaantaa leh markaad haysato,waa in aad….

    Ku faraxsanaataa.
    Ku faantaa.
    Ku Xisaabtantaa.

    Jiilka hogaaminayay 15-kii Sano ee udanbeeyay,Jiilkii ka horeeyay,waxay dhiseen Puntland-ta aan hada Sharaxayo oo hami ayay ficil ubadaleen.

    Hal Qodob,ayaa khatar ku noqday,waa Dowladnimadii Somaliyed ee ay gelisay Dhiiga iyo Dhaqaalaha oo dulmane ay unoqotay.

    Mustaqbalkeeda?

    Waa in lays waydiiyo maxay tahay danta Mustaqbal ee Puntland?

    Xamar see laga yeelayaa?

    Mudnaanta Puntland baa leh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.