Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo iyo doorkeeda kobaca dhaqaalaha Puntland
    Puntland

    Faallo:-Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo iyo doorkeeda kobaca dhaqaalaha Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ceeldaahir-Ceerigaabo,waa mid ka mid ah Kaabayaasha dhaqaale ee doorka weyn ka qaadan doona kobaca dhaqaalaha Puntland.

    Wadadan,waa umuhiim isku socodka iyo bulaalida ganacsiga,waxayna isku xiraysaa Dekedaha Bosaso-Berbera.

    Dhul balaaran oo ay ku yaalaan Magaalooyin oo ay ku nool yihiin dad badan,ayay maraysaa oo uga faa’idaysanaya dhinacyo kala duwan.

    Si gaar ah Deegaamada hoostaga Degmada Badhan,waxay ka saartay Wadadan go’doonkii oo waxay sababtay mar horaba in qiimaha Dhulka Magaalada Badhan uu kor ukaco.

    Maamulkii Mw Gaas oo bilaabay Wadadan iyo Maamulka Mw Deni oo sii waday ayna ubadan tahay in uu soo gabagabeeyo dhismaheeda,waxay mudan yihiin bogaadin.

    Sidoo kale Aragtida dhismaha Wadadan dadkii lahaa,waxay mudan yihiin in loo mahad noqo.

    Waxaa kaloo bogaadin mudan shacabka PL oo Wadadan dhismaheeda,iyagu maalgeliyeen ilaa Caruurta Iskuulada aada ay wax ka bixiyeen Lacagta ku baxday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.