Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Way muuqataa reer Sool in aysan ku filnayn maaraynta Siyaasada
    Somalia

    Faallo:-Way muuqataa reer Sool in aysan ku filnayn maaraynta Siyaasada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland waa ku amaanan tahay in ay buuxisay booskii uu lahaa Siyaasiga reer Sool.

    Magacaabidii Cabdikariin,waxaa si Afgobaadsi ah uga hadlay Garaadada kumana filnaan hadalkoodu jawaabtii loo baahnaa.

    Laba Beri oo la sugayay in Siyaasiyiinta Sool ee PL ka madax banaan ay hadlaan,waxay dantu kaliftay in PL ay uhadasho oo utiraahdo intii ay oran waayeen.

    Waa door shariif ah oo ay qaadatay Puntland maamul ahaan,waxuuna qayb ka yahay gurmadka lagu garab istaagayo Shacabka Sool.

    Xildhibaan Qowdhan oo hadlay si jilicsan oo aan cadayn,ayuu uga jawaabay hadalkii Ra’isalwasaare xigeenka.

    Waxaa muuqatay Siyaasiyan reer Sool in aysan isku filnayn ee ay ubaahan yihiin garabgal joogta ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.