Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xasan oo baadigoobaya mudo kororsi farsamaysan
    Somalia

    Faallo:-Xasan oo baadigoobaya mudo kororsi farsamaysan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 21, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,wuxuu raadinayaa mudo kordhin,balse Afka masoo marsiin karo.

    Mudo kordhinta uu baadigoobayo,waa 6-7 Bilood,wuxuuna hada istusay in uu jiido wadahadalada oo gaarsiiyo ilaa Bisha 5-Aad,markaas,ayuu rabaa……

    B. In Gudiga doorashada lala qaybsado.

    T. In uu badalo Xukuumada.

    J. In uu DG Hir-shabelle, Galmudug iyo KG doorasho geliyo.

    Muda kororsiga Xasan raadinayo,waxaa uga xiran Mashaariic iyo heshiisyo uu kula jiro Dawlada Turkiga.

    Mucaaradka ama GMS?

    Waxay qabaan…..

    1. In aan hada wakhti uharin Xasan oo heshiis mudo kordhin ah loo sameeyo,kaasoo BC damaanad qaado kana noqoto Markhaati. 2.Mudadaas in aysan ka badan 3-6 Bilood.

    3.Dastuurka saxda ah ee 2012 in aan waxba laga badali karin.

    4.Mudadaas in lagu diyaariyo Gudiga doorasho iyo nooca doorasho.

    5.Doorashada Dawlad Goboleedyada Sadexda ah iyo mida Faderaalka in aan laysku xirin oo maamuladaas iyagu qabsadaan doorashadooda.

    1. DG Sadexda ah ee aan haysan sharcida in aysan qayb ka noqon karin jaangoynta doorashada.
    2. In aan Xasan uharin mudo uu kugali karo heshiisyo caalami ah oo uusan sharciyad uhaysan.
    3. Socod siinta doorashada in laga rabo Xukuumada Xamse hogaamiyo oo aan isku shaandhayn iyo awood qaybsi xukuumadeed hada lagu mashquulin.
    4. In Xildhibaanada Dirta Waqooyi ama ( SL) aan faragelin lagu samayn doorashadooda oo loo daayo Gudoomiyaha Aqalka sare,Isimadooda iyo Gudiyada doorashada.
    5. In ay ogol yihiin Doorashadii Dowlada hoose ee Gobolka Banaadir,balse tan guud aan lagu dabakhi karin oo ay noqoto mid heshiis lagu yahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.