Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xasan Shiikh Shakal Siyaasadeed ay adag tahay in uu ka baxo,ayuu galay.!!
    Somalia

    Faallo:-Xasan Shiikh Shakal Siyaasadeed ay adag tahay in uu ka baxo,ayuu galay.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,waxaa laga rabaa in uusan Xasan Shiikh kasoo saarin Godka Siyaasadeed ee uu ku dhacay.

    Xasan Shakal Siyaasadeed,ayaa qabsatay…

    1.Maraykanka oo dagaalka argagixisada taageerayay,waxuu ka niyad xun yahay sida shaqadu usocoto.

    2.Reer Yurub maba ku faraxsana dagaalka argagixisada.

    3.Qatar shuruudeedu waa Alshabaab oo lala heshiiyo lala sameeyo awood qaybsi Dowladeed.

    4.Imaaraadku waxay taagan yihiin saxiix Saldhiga Milleteri hadaad hiil naga rabto.

    5.Turkigu si Odaytinimo ah,ayuu uxeeladaysanayaa.

    6.Gudaha dalka,waxay wax ku socon karaan wada shaqaynta Dowlada Dhexe iyo DG,taasna,waxaa fashiliyay khilaafka PL oo ah (Awood Siyaasadeed aan la dhayalsan karin).

    Puntland oo ka duulaysay isbahaysi Siyaasadeed macnana uusan usamaynayn isbahaysi Qabiil ku dhisan waxay danaynaysay Qaran Fadaraal ah oo ku dhisan isbahaysiyo Siyaasada isku fahma.

    Aragtidaas,waxaa ka leexday Xasan oo la shir yimid isbahaysi Beeleed iyo Siyaasad ku fadhida Tolla’Ayeey.

    Haatan Shakal buu ugalay ay ku xiran tahay in uu ka baxo wada shaqayn uu ka helo Puntland.

    In Xasan isdhiibo oo aqbalo waaqiciga Siyaasada Dalka,waxaa ka harsan 31-March in lagu sii hayo Shakashaas oo aan loo kala furin.

    Xasan oo 70-jir markii Labaad hogaaminaya Villa Somaliya waa keeni waayay aragti Somali ku midoobi karto kuna dhisan karto Qarankeedii burburay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.